Miisaaniyada dowlad goboleedka Puntland ee sanadka 2021 oo la ansixiyey (Sawirro)

Shirka Golaha Wasiirada  Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2021 taasi oo dhan $341,861,037 Miisaaniyadda ayaa waxaa ka muuqda koror dhinaca dakhliga gudaha ah oo kordhay 5%, Golaha Wasiirada ayaa dood ka dib cod aqlabiyad ah … Continue reading Miisaaniyada dowlad goboleedka Puntland ee sanadka 2021 oo la ansixiyey (Sawirro)